theastonvillafan
theastonvillafan
  • 8
  • 147 724
Aduun baa
Aduun baa
Переглядів: 115 330

Відео

gacalo
Переглядів 4,3 тис.14 років тому
gacalo
Muna
Переглядів 32214 років тому
Muna
abesha somali
Переглядів 34514 років тому
music
onkod
Переглядів 5 тис.14 років тому
music
waalay heloo
Переглядів 2,4 тис.14 років тому
music
Wacad
Переглядів 4,5 тис.14 років тому
hees
Deeq
Переглядів 15 тис.14 років тому
music

КОМЕНТАРІ

  • @HassanAhmed-yf7vm
    @HassanAhmed-yf7vm 11 місяців тому

    Sahra Halgan codkeeda caadi maaha way danantaa marka ay heesaha qaadayso

  • @kalthomamahdi9757
    @kalthomamahdi9757 2 роки тому

    Inaad daacad tahay Axdigeeni dayicin igu dhaaro diinto dag dag aan war ka Helo xasuus 2014

  • @deeqowcade6299
    @deeqowcade6299 3 роки тому

    AAAX 2012 AYAA GABAR AAN JACLAA MARKA AAN ISKU DHACNO AYAA II QAADI JIRTAY WAXAA II DHIHI JIRTAY DAAWO WAXAA U NOQON LAHAA DEEQOW NAFTAADI XASUUS

  • @hamsesaeeed1564
    @hamsesaeeed1564 3 роки тому

    Yaa dhagaysan 2020/09/20

  • @booshofficial215
    @booshofficial215 4 роки тому

    Heesta waxa sameeyay Abwaan Cumar Cismaan Canbuur, waxa hore u qaaday Marwo Cabdi Axmed, waxa laxanka saaray Cabdinaasir Macalin Caydiid

  • @abdiqafarmohamed8298
    @abdiqafarmohamed8298 4 роки тому

    1st comment like saaara 🇸🇴

    • @mohamedgacal233
      @mohamedgacal233 4 роки тому

      sxbo heestaan 9 sano ayaan dhagesanoyaa mana arkin qof comment kaso baxshay

    • @aminacabdi9288
      @aminacabdi9288 3 роки тому

      Mashallah allha nice

  • @FatmaAli-ho1xo
    @FatmaAli-ho1xo 4 роки тому

    2020

  • @ayanlesamaale
    @ayanlesamaale 4 роки тому

    14.03.2020 iyo anoo wayn, xasuus ayey igu leedahay, habaryartay ayaa dhagaysan jirtay anoo yar.

  • @Familyabdilahi
    @Familyabdilahi 4 роки тому

    Now 07.12.2019 😥

  • @Familyabdilahi
    @Familyabdilahi 4 роки тому

    2005/2006 iyo xasuus caruurnimo I miss my childhood 😥😥

  • @capitanshiilnuur6362
    @capitanshiilnuur6362 4 роки тому

    Ala maxaan raaadiyay oon raadiyay heestan axyaa sahra halgan naftay dhayey saa

  • @asmiitaabdik9869
    @asmiitaabdik9869 4 роки тому

    Waxan ku raadiyaba caawan kusoo helay ciyaalniman soo xasuustay wlhi 2011 2012 sanado qurux badan caruurnimo bilaa buuq bilaa stress waayo walba xasuus leh

  • @jaamacbashir1516
    @jaamacbashir1516 4 роки тому

    Pest caadi maha

  • @ahmedyaredhanaane7383
    @ahmedyaredhanaane7383 4 роки тому

    Heestaan waxaa horay u qaaday fartuun birimo sida aan dilayo yaa meel ku og somali maxamedeey

  • @salmanwarsame2701
    @salmanwarsame2701 5 років тому

    Aduunbaan daraadaa Darbiyada habeenkii Dugsi kama fadhiistee Dibadaha wareegaaye Adna aqal dugsoonbaa Dawadii naftaydaay Iga daawataayood hadba doc iga eegtaa yee Haa hooy hooy ma dabeecadaadaa Ma anaad igu dayaysaa Majirkay damqanayaaa Kugu oolin deeqaay Anigoo dayooboo dagal laga hayaamiyo Guri laga daldoorsaday aawadaa dul joogaaye Haaa adna dahab la moodyeey Aaa duun barwaaqaa dabacaad aad ku mashaa Dareen li’i ujeeftaa haa hooy hooy Ma dabeecadaadaa Ma anaad igu dayeysaa Ma jidhkay damqanayaa kugu oolin deeqaay 2019 cidii daawanaysaa like igu qabta

  • @axmadclahi8009
    @axmadclahi8009 5 років тому

    cabdijibaar bast

  • @daarulaakhiro210
    @daarulaakhiro210 5 років тому

    Casar dheer waliba ciid ah 4 6 2019 midh sigaarana iidaran yahay iyo daarad wada cagaaran jawi dagan

  • @kinglove6603
    @kinglove6603 5 років тому

    Heestan meqan radinaayey anooyar ayan dhagaysan jiray hooyo ayan sugijiray ilaa ay shaqada katimad sian udhagaysto heesta

  • @hawoabdirahman99
    @hawoabdirahman99 5 років тому

    Waa heesti ugu horaysay aaan xifdiyo 😢2019 dhagaysan

  • @cumarcabdiraxman5787
    @cumarcabdiraxman5787 5 років тому

    BOOSAASO AYAN KU dhagaystay 2005 Jabanaxa aroortii naftoo raala galiya

  • @deeqoluul5072
    @deeqoluul5072 5 років тому

    Woooow

  • @AhmedAhmed-ez6nz
    @AhmedAhmed-ez6nz 5 років тому

    Adunbaan daraadaa Deeriyada habiinkii Dugsin kama fadhiistee Dibadaha wareegaaye Adna aqal dugsoonbaa Dawadii naftaydaay Igadaawataayoo hadba doc iga eegtaa Haa naa hooy hooy madabeecadaabaa Manaa igu dayaysaa Majirkay damqanayaaa Kugu oolin deeqaay Anigoo dayooboo dagal laga hayaamee Guri lagadaldoorsaday aawadaa duljoogaaye Haaa adna dahab lamoodyaay Aaduun barwaaqaa dabacad aad ku mashaa Dareen li’i ujeeftaa Naa hooy hooy Madabeecadaabaa Manaa igu dayeeysaa Majirkay damqanayaa kugu oolin deeqaay 🎤🎸❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @riyaniali14
    @riyaniali14 5 років тому

    nayaa nin idhahaan necbahy hesta nayaa inac siisay

  • @yasiingaabow8256
    @yasiingaabow8256 5 років тому

    Heestan xasus ayey itahay 2019 2 7 qofki dhageysanoyo like isar 👏👏👏

  • @mustafehindi7156
    @mustafehindi7156 5 років тому

    Hees tan aadban ujeclaa in badan ayaan raadinayay hadana waan si jecladay maadama ay qaaday so fanananad aan aad u jecelahay sahra halgan

  • @HornLy
    @HornLy 5 років тому

    2019 qofka dhageysanaya like iigu qapo

    • @AhmedAhmed-ez6nz
      @AhmedAhmed-ez6nz 5 років тому

      Waad mudanthy hadiiba aad heeskan aad dhageysaty

  • @geellecabsiiye6773
    @geellecabsiiye6773 5 років тому

    Origanalkeeda waa ka helaysaa Masuul.com website ka

  • @CASKA1212
    @CASKA1212 5 років тому

    Allayacisak axyaa Hees

  • @ashaguluf8787
    @ashaguluf8787 5 років тому

    Xasuusmahadha ah woow

  • @wardavillyalba7642
    @wardavillyalba7642 5 років тому

    👌

  • @mohamedibrahim-hv7rn
    @mohamedibrahim-hv7rn 5 років тому

    2019

  • @darwiish9301
    @darwiish9301 5 років тому

    Hees iyo badh alaykahe

  • @taloofficial1049
    @taloofficial1049 5 років тому

    Wllhi hees la dhegaysto tana ku haystaaa

  • @shiinsiin
    @shiinsiin 5 років тому

    Kuma Yaal anaaba Og. Majidhkaaa idamqanayaaan kugu oolin Deeqaaay. Hees saameen igu leh

  • @wardaismail3452
    @wardaismail3452 5 років тому

    Still 2018 last month 🎶

  • @magicalmoments-relaxenjoyo5750
    @magicalmoments-relaxenjoyo5750 5 років тому

    2002 xasuuus 🙏🏼🙏🏼

  • @kanaibhumij5785
    @kanaibhumij5785 5 років тому

    nice

  • @Nuritahaji
    @Nuritahaji 5 років тому

    Mxan raadiyey hestan zhptay ayaan kusoo xasuusta thnkz wll lkn yaqada original keda

    • @deeqhoodaale1648
      @deeqhoodaale1648 5 років тому

      Xusuuus weyn bay i gelisay, heestaas waa lay qaadi jiray, jewigii xiligaas ayaan caawa dib u galay. Aduuunyoooy.

    • @fawzihadjiahmed8905
      @fawzihadjiahmed8905 4 роки тому

      Wll fartuun birimo

  • @debjaceel784
    @debjaceel784 5 років тому

    Xasuus Tarikh 25/9/2018

  • @luulahmed3465
    @luulahmed3465 5 років тому

    Who is waching 2018 stemper 😢

  • @abdiazizhaaji2319
    @abdiazizhaaji2319 6 років тому

    Heestaa lyrics keeda ma heli karaaaaaaaaaa asxabey

  • @munajamal8210
    @munajamal8210 6 років тому

    Ax yaa hees musik kaliya icajabiyay

    • @cumarcade8312
      @cumarcade8312 4 роки тому

      Cabdisalaan jimmy aabaha rythm ka musica somalida ayaa tumaya

  • @mahdiubaxside3779
    @mahdiubaxside3779 6 років тому

    xasuus aye igu leedahay heeskaani gabar aan jeclaan jiray u qaadi jiray 2007

  • @ahmednurali4156
    @ahmednurali4156 6 років тому

    1998 xasuustaan caadi mahan hada ayeeyba taagantahay heestaan naayaa hooyhooy madabeecadaada Ma anaad igu dayeeysaa Ma jirka idamqamayaa kugu oolin heblaayooy

  • @princessayaa2312
    @princessayaa2312 6 років тому

    heestan waa ixasuus runtii dadka dhana xasuus ayee itahay 2018 qofka dhagesanaya like isar

  • @hamsemohamud1707
    @hamsemohamud1707 6 років тому

    Waa ku murqaamay heesatan

  • @mahdimahdi6196
    @mahdimahdi6196 7 років тому

    Heestaan waa xasoo

  • @mahdeabdi5147
    @mahdeabdi5147 7 років тому

    qoofka dhaesnya 2017 lika sedaa

  • @nuurmaxamed2436
    @nuurmaxamed2436 7 років тому

    Dumaroow laydin MNA dayn Karo noomana roonidiin but why

    • @munajamal8210
      @munajamal8210 6 років тому

      Ragu xata Noma rona walal kaliya way noheesan

  • @jabirmohamed5410
    @jabirmohamed5410 7 років тому

    Ajab sana